Survey Questions February 21, 2020February 25, 2022 sra Impact of Social Media on Students’ Performance in Secondary School ExaminationTarget group ka waa ardayda Form Four ka keliya. 1- Jinsiga*LabDheddig2- Da'da*17-1819-2021+3- Account maku leedahay Social Media?*HaaMaya4- Hadii, jawaabta kore haatahay labadee ugu isticmaal badan tahay kuwa hoose*face book TikTok YouTubeSnapchat Instagram Telegram5- Mudo intee la eg ayaa isticmalaysay social media sanad ahaan?*1-3 3-5 6+6- Magaca aad ku soo gasho social media, mayahay magacaaga saxda ah?*HaaMaya7- Meeqo saacadood aya kaa qataa Social media 24 saac gudahood?*1-3 3-5 6+8- Ma heshaa fursad aad ku isticmasho Social Media xiliga aad class ka ku jirto?*HaaMayaMar Mar9- Habeenki meeqo saac ayaad ku gartaa isticmaalka Social media?*9:00- 10:0011:00 - 12:001:00 - 2:0010- Meeqo saacadood ayaad wax akhrisaa 24 saac? *01-34-57+11- Ma dhacdaa in Social media uu kaa mashquliyay assignment laguu so diray?*HaaMayaMar Mar12- Sababta ugu badan aad u isticmaasho social media 1 am 2 ka dooro kuwa hoose.*Madadaalo Casharada school kaSxb cusub in aan ka barto Chatting13- Ma aamin santahay in social media caqabad ku yahay waxbarashadaada?*Haa Maya14- Caqabadaha aad kala kulanto social media maxaa ka mid ah? *Xiliga waxbarashada iga mashquliyaa Indho xanunDaal maskaxda ah15- Social media wax ma soo dhigtaa (post)?*HaaMayaMar Mar16- Ma jiraa Social Media Group la soo dhigo casharada oo ad ka faa'idaysato?*Haa Maya17- Walidkaa ma leyahay account social media?*HaaMaya18- Walidkaa maku qanacsan yahay isticmaalkaga Social Media?*HaaMaya19- Makula xiriirtaa social media macaliminta school ka?*HaaMayaMar Mar20- Data promotion shirkadaha makugu dhiira galisaa in aad in badan isticmaasho social media?*HaaMaya21- Diyaar ma u tahay in aad iska dhaafto Social Media, si aad xooga u saarto imtixaanka final ka?YesNo