Consumer Confidence Survey

Please answer the following five questions about your financial situation and perception of the
economy. For each question, select one option from 1 to 5.

Survey
Sahanka Kalsoonida Dhaqaalaha Qoysaska

Q1. Marka la eego 12 bilood ka hor, sidee ayuu hadda u yahay dhaqaalaha qoyskaaga?”?*

Sidee ayaad filaysaa in xaaladda dhaqaale ee qoyskaaga ay noqon doonto 12 bilood ee soo socda?*

Sidee ayaad u aragtaa xaaladda dhaqaale ee hadda Soomaaliya*

12 bilood ee soo socto, sidee ayaad filaysaa in xaaladda dhaqaale ee Soomaaliya ay noqon doonto*

Ma u aragtaa in hadda ay tahay waqti fiican ama waqti xun in qoysasku iibsadaan waxyaabo waaweyn? Sida alaabta guriga ama qalabka elektarooniga ah.*