SRA Poll

How Somali People View Women’s Quota in Parliament
Cilmi-baaristan waxaa loogu talagalay adeeg bulsho oo kaliya. Rayigaaga xur ayaad u tahay. Cilmi-baarista waxaa soo diyaariyayay Ururka Cilmi-barayasha Somaliyeed (SRA)

1- Jinsiga

2- Da’da

3- Shaqada

4- Ma tagersantahay in dumarka loo dhaafo (xiro) ku rasta Baarlamaanka 30%?

5-Madaama 2di dorasho hore la gaari wayay 30% dumarka meeqo ayaad qabtaa in loo dhaafo?

6-Maku talin lahayd in dumarka iyo raga u tartamaan si siman midna aan lo xirin tiro goni ah?

7-Qabiilkaga maku qancin lahayd in qof dumar ah ku matasho baarlamaanka?

8-In beelaha u doortaan xubin baarlaam qof dumar ah, caqab yaa ku ah?

9- Ma aaminsantahay in dumarka loogu diidayo kursiga xildhibaannimo sababo la xariiro inay ugu adeegi doonaan reeraha ay u dhaxaan?

10- Maxaa looga cagajidaa in dumarka xildhiban loodoorto?

11- Ma amin santahay in dumarka xubnaha ka ah Baarlamanka leeyihiin aragti siyaasadeed?

12- Sidee lagu xaqiijin karaa in dumarka ay helaan qoondadooda 30%