Survey on Social Media Buttons Emotional Impact of Social Media Buttons “Like, Share, and Comments” among Somali Youth.JinsigaRagDumarMa jiraan dad aad isku xirantihiin oo ay idinkad dhaxayso xulufeysiga Like, Share, iyo Comment?Haa Mar MarMayaQof xirii jaceel idinka dhaxeeyo hadii qofkale post uu soo dhigo Like, Share ama Comment u saaro maser madareentaa ? HaaMar MarMayaQof makaaga maseeray Like, Share ama Comment badan aad heshay darted?HaaMar Mar MayaWali malaguugu hambalyeyay Like, Share ama Comment badan aad heshay darted?HaaMar MarMayaQof maku kala xanaaqdeen Like, Share ama Comment maxaa iigu saari waysay darteed?HaaMar MarMayaQof aad Like, Share ama Comment aad u samaysay makuu soo mahadceliyay?HaaMar MarMayaHadii aad weyso Like, Share ama Comment, post aad soo dhigtay murugo madareentaa?HaaMar MarMayaFarxad iyo reen reen ma dareentaa marka Like, Share am Comment badan aad hesho ?HaaMar MarMayaQof Like, Share, ama Comment ma ugu saartay qabiil dartiis ?Haa Mar MarMayaWali qof makaa codsaday in aad Like, Share ama Comment u saarto post?HaaMar MarMayaQof aad Like, Share ama Comment u saartay hadii kuu saariwayo maka aarsataa?HaaMar MarMayaQof Like, Share, ama Comment ku siiyay ma ugu abaal guday mid la mid ah?HaaMayaMar MarQof Like, Share ama Comment aad siisay darteen xushmat ama tixgelin makala kulantaa?HaaMar marMayaDadka Like, Share, Comment kuu saaro magcooda si gaar ah ma u sii fiirisaa?HaaMar MarMayaMudo intee la eg ayaad isticmaalaysay baraha bulshada1-34-77-1011-14Baraha bulshada wax masoo dhigtaa (Post)HaaMar-marMasoo dhigoDa'da18-2324-2930-3535-40Post aad soo dhigtay Page kaaga, hadii uu heliyo Like, Share, ama Comment badan maka saartaaHaa Mar MarMaya